Doodatan oo ay ka qaybqaateen aqoonyahana ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya .Iyadoo doodatan laysku barbardhigayey labada

Saciid Xuseen Ciid, wasiirka xanaanada xoolaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in baaritaan ay ku ogaanayaan cudurada laga helay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya ku bilaabeen dhamaan xoolahii laga soo
Doorashadii Aqalka Sare ee xubnaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo maanta lagu waday inay ka dhacdo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid. Xubin
Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad wuxuu ku yeeshay xarunta madaxtooyada Muqdisho. Guddiga ayaa ka dooday warbixin ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta hubka ee