Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ku guuleystay kursigii labaad ee Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose
Muqdisho Sida ay Xaqiijiyeen Dad Goobjoogeyaal ah Waxaa maanta Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde waxaa lagu dilay mid kamid ah Ergadii Magaalada Jowhar ku soo
Siyaasiga C/qaadir Cali Cumar horeyna wasiirka arrimaha gudaha uga soo noqday dowladdii KMG ee Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in leyska hortaagay doorashada ka socta magaalada Cadaado, kaddib
Danjiraha midowga Africa Francisco Madeira oo maanta booqasho ku tegey magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle,wuxuuna kulan la yeeshay madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble. Labada mas’uul ayaa ka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka
Dowladda Shiinaha ayaa lacag ugu deeqday howlgalka midowga Africa ee AMISOM ee ka socda dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007. Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ciidamada ka socdo