Latest
Wararka
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan iyo ciidamo uu horkacayo ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari, iyadoo ciidankiisa ay aad u hubeysan yihiin.
Read More
Wararka
Al-Shabaab ayaa jidka u galay kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya oo marayay deegaan ku dhow degmada Mandhera ee gobolka waqooyi Bari Kenya. Weerarka ayaa ka dambeeyay markii
Read More
Wararka
Danjiraha Somaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan Muuse, ayaa Safaaradda Soomaalidu ku leedahay magaaladd Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, wuxuu afuraad ugu sameeyey madaxda Soomaaliyeed oo
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo 20-ka bishan uu ka furmi doono shirka Madasha Wada-tashiga qaran.
Read More
Wararka
Wefti ka socda p/land ayaa nayroobi kula kulmay wefti kasocda bangiga aduunka.Waftiga p/land Waxaa ka mid ah Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Deeq Saleebaan Yuusuf, guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Guddigan oo ka kooban
Read More
Wararka
Dawlada Kenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka u dhexeeya labada magaalo ee mataanaha ah ee Mandheera oo dhanka Kenya ah iyo Balad
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. Madaxweynaha ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud oo ay ku Dagaalameen Ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa degan,kadib markii uu istaagay Iska hor imaad Duledka Magaalada Cadaado ku
Read More
Arrimaha-Bulshada
https://youtu.be/TaWKiQOP0c4?t=3
Read More
Wararka
https://youtu.be/-UEm681pxfQ
Read More
Wararka
Aqoonyahan Siciid Axmed X Saalax ayaa siiyey waraysi golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu aad ugaga hadlay heerka aqoonyahanda somaliyeed kaga aadan yihiin wax ka qabashada
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Waxaa golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed siisay waraysi dheer Aqoonyahan Safiya Yasin, waraysigaasi oo ay kaga hadashay Qorshaha New dealka oo ay wadamada deeqda bixiyaa ugu tala galeen
Read More
Wararka
Madaxweeynaha Jubaland Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta furay kalfadhigii labaad oo ay yeeshaan mudaneyaasha baarlamanka Jubaland.Mudaneyaasha baarlamanka Jubaland oo uu shir gudoominayay gudoonka baarlamanka Mudane Cabdi Max’ed C/raxmaan ayaa
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa cafis u fidiyey qaar kamid ah Maxaabiistii ku jirtay xabsiyada Jubbaland, gaar ahaana magaalada Kismaayo,waxaana uu sheegay in tanni loo sameeyey bisha
Read More