Intii aan joogay ADC-da ayaa waxaan qaadnay qaadka miirooga ah iyo hareriga markii aan aad uga yaabnay sida ay dadku u malabsanayaan marka uu qaadku yimaado. waxaan geeynay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay yeelaneyso maqaam gaar ah, isagoo cadeeyay caqabada ka dhalatay matalaad la’aanta Aqalka sare ay tahay in aan
Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa siiyey waraysi Golaha 1960,Golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo aanu Aqoonyahanka wax kaga weydiiney heerka saamay ee ay U N tu ku leedahay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabada ay Kenya ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay ku nool yihiin nus milyan ruux oo
Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ka fogaadaan Safarada ay ku tagayaan Soomaaliya, qataro dhinaca Amniga oo ka jira awgeed. Qoraal ka soo baxay Waaxda
Shirkii Isimada somaliyeed ayaa ka furmay Magaalada Qarsho. waxaa ka soo qayb-galay inta badan Hoggaanka dhaqanka Soomaalida oo ka kala yimid dhamaan deegaanada Soomaalid degto. Waxaana ku sugan madasha in
Afar ruux ayaa ku dhaawacmay oo labo ka mid ah ay ahaayeen askar ka tirsan ciidanka dowladda, kadib qarax ka dhacay degmada Hodan. Qaraxan oo ahaa mid laga