Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barn,suugaanta/abwaan maxamud ahmed cabdalle ayaa somalida uGu soo bandhigay qaybtii labaad(Q;2aad)ee gabayadiisa golaha 1960

mowAbwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa la wadaagay qaybtii labaad ee gabayadiisa Golaha1960 ,golaha codka shacabka soamliyaeed.Gabyadan oo inta badan kaga hadlayo qayb qaybinta iyo kala qoqobnaanta umaadda soaliyeed sanadahan dambe la soo deristey,ayna ku seegeen jiritaankii soamlinimada.

gabaydan Abwaanku wuxuu ku cabariyaa aragtiisa ku aadan hogaanka dowlad iyo dowlad goboleedada  maanta somaliya somaliya ka Jira qaarkood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *