Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

bar:suugaanta/abwaan mataan ayaa golaha1960 ugu soo bandhigay qayb ka mid ah gabayada uu had iyo jeer somalida ku baraarujiyo

sawirka golahaBarnaamijka Suugaanta waxaa Gabayo xanbaarsan baraarujin,iyo wacyi gelin ugu soo bandhigay ummadda somaliyeed golaha 1960,golaha codka shacabka somaliyeed ABWAAN (MATAAN).

Abwaanku wuxuu tiriyaa  qaybo badan oo ka mid ah qaybaha suugaanta,sida HEESAHA.GABAYADA,GEERAARKA iyo weliba qaybo kale oo suugaaneed.

weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *