suugaanta/q:5aad ee suugaanta abwaan maxamud axmed cabdalle ayaa ku soo bandhigay suugaantiisa golaha1960.
|Sidaad uga barateen Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa Q:5aad ee suugaantiisa kala duwan ku soo bandhigay golaha1960 ..Golaha codka shacabka somaliyeed.
Q:5aad oo guud ahaan gabayo ah ayaa guud ahaa waxay ka hadlayaa wadaniyadu waxay tahay,sidoo wuxuu ku soo bandhigay Gabay uu kaga hadlayo alla how naxariistee cabdirisaaq Xaaji Xuseen