Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan Maxamuud Axmed Cabdalle ayaa siiyey waraysi aad u xiisa badan iyo weliba gabayo tilmaamaya guud ahaa xaaladda ay ku sugan tahay ummadda somaliyeed manta golaha1960

mowWaxaa Golaha1960 ,golaha codka somaliyeed marti noogu noqday 1/julay/2016 maalinta midnimada iyo xoriyadda somaliyeed Mudane Maxamuud Axmed Cabdalle.Maxamud wuxuu aad uga warbixiyey xaaladda somalida ku nool dalka Itoobiya ay ku sugan yihiin .Sidoo kale Mudane Maxamud wuxuu ummadda somaliyeed golaha1960 uga gudbiyey dhowr gabay oo ka mid ah suugaanta kala duwan ee Maxamud uu somalida had iyo jeer ku hoga tusaaleeyo ,uguna tilmaamo haadaanta iyo boholaha uu cadwgoodu u qoday iyaga ka dahsoon dowladnimona u waayaan.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *