Jubaland ayaa soo dhoweysay qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa ka falcelinta xeerka dhammeystirka doorashooyinka ee la been abuuray, kaasoo uu ka doodayo Golaha Shacabka, waxaana ay ku baaqday in la hakiyo doodaha, akhrinta iyo u codeynta xeerarkaas.