Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

qarax dhowaan ka dhacay magaalada moqdisho

Qarax weyn oo lala beegsaday Saraakiil ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir, oo ka dhacay meel wax yar u jirta Xarunta dawladda Hoose ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay arkayeen dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxan, inkastoo laamaha amniga ee gobalka Banaadir ay sheegeen in uu geystay khasaare kooban.

Cidda lala beegsaday ilaa hadda faahfaahin dheeraad ah lagama helin xilalka ay hayaan, balse mid kamid ah Saraakiisha Amaanka ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday Maqaaxi u dhaw goobta xili ay joogeen Saraakiil katirsan dawladda Hoose ee

bal sida aynu ognahay magaalada Moqdisho waxay  noqotay meel ay nolosha caadigaa ka mid noqotay qaraxyadu dadkuna meel ay ugu cowdaan ay lo. yihiin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *