Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waxaa maanta isugu soo baxay dad aad u badan oo  banaanbaxaya Banaanbax balaaran oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada caasumada Puntland ayaa ka dhacay Barxadda weyn ee magaalada Garoowe, kaas oo ay uga soo horjeedeen Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee dawladda Faderaalka Xassan Sheekh Maxamuud, duulaamada dagaal ee uu kahurinayo gobalka Mudug.

Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay kalmado ay uga soo horjeedeen Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna  in uusan cidna u matalin danta Ummadda Soomaaliyeed.

Dadweynaha ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay in ay ka fiirsadaan qorshayaasha guracan ee ay ku taageerayaan dawlad hurinaysa colaado Sokeeye oo dib uga qarxa Soomaaliya waqtigan la joogo..

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *