Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha somaliya mudane farmaajo ayaa u ambabaxay dalka turkiga

  golaha_logo   Madaxweynaha dowaladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo aya goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah xubno ka tirsan labad golle ee dowladda, waxaana garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiil ciidan.

Madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Turkiga waxaa uu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinta Turkiga oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalka Turkiga  Erdogan.

Sidoo kale Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka wada hadli doona arrimaha abaaraha, amniga iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

Safarka madaxweynaha ayaa ku soo aadaya iydoo dowladda Turkigu u dabaal degayaan guushii ay ka gaareen bedelaadii Dastuurka Dalkaashttps

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *