Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

gaari laga soo buuxiyey qalabka lagu qarxiyo magaalooyinka oo ay wataa laba ka mid ah alshabaab oo lagu qabtay boosaaso

Ciidamada dawladda Puntland ee amaanka magaalada Bosaso sugaya ayaa markale gacanta ku dhigay Gaari candho-maydle ay Soomaalidu u taqaan oo siday qudaar islamrkaana lagu soo dhex qariyey walxa abuura Qaraxyo waaweyn iyo laba nin oo watay qaraxyadaad.

Waxayaalaha ay Viidanku qabateen ayaa kala ahaa 6 sanduukh oo waawayn oo lamid ah sanduukhyadii qaraxyada dhawaan la qabantay oo lagu diyaariyey qaraxyo, dusha sarana laga saaray bambooyin, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo Soomaaliland iyo Muqdisho, isgaarsiin casri oo noocaya ay ciidamadu isticmaalaan ah iyo waxyaalo kale.

Gaariga waday Qaraxyadaan ayaa waxaa lagu qabtay kantaroolka weyn ee magaalada Boosaaso.

Daawo sawirada18839159_1359510944133443_3172617359634736444_n-1

18765699_1359510857466785_3020681728377811585_n-1

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *