Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweyne farmaajo oo aad loogu soo dhoweeyey magaalada qardho

 

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhow Gaaray Magaalada Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan. 

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.

 

 

 

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *