Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyey Guulaha Qaran ee ay Gaareen Orodyahannada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado ka soo hooyay tartanno heer Gobol iyo heer Caalami ah oo la qabtay bilowga sanadkan.

.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *