Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

abwaan mataan oo ku soo bandhigay gabayo xambaarsan wadaniyad iyo wax sheeg golaha 1960

sawirka golaha Abwaan Mataan .waa abwaan had iyo jeer ummadda somaliyeed  aaney ka xiisa jabin dhegeysiga MAANSADA kala duwan ee uu ku tusaaleeyo ummadda somaliyeed ha ahaadaan GABAYADA amaba HEESAHA.Qaybta koowaad ee gabayadiisuna waa kuwan.

Abwaan mataan HEESIHIISA waxaa qaada fanaaniin kala duwan,sida hobolada waaberi iyo fanaaniinta kala duwan ee beryahan dambe ay ku raaxaystaan dhilinyaradu.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *