abwaan mataan oo qaybtii labaad ee gabayadiisa ku soo bandhigay golaha 1960
|Abwaan MATAAN oo qaybtii labaad ee GABAYADIISA xambaarsan wax u sheega ummadda somaliyeed ku soo bandhigay golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed
Qaybaha kale ee suugaaneed ee abwaanku had iyo jeer ummadda somaliyeed ugu ifiyo xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta dalka somaliya ,Golaha 1960 iyo websidhka golaha 1960 golaha codka shacabka somaliyeed ayaad kala socon doontaan.