Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

afhayeenkii booliska dalka yugaandha ayaa toogasho lagu diley gurigiisa hortiisa

Jariirada kasoo baxda Kampala ee New Vision ayaa baahisay in Andrew Felix lagu hor diley meel aan ka fogeyn gurigiisa iyadoo ay baxsadeen kooxihii dilka afhayeenka booliska geystay.

Dhaawac hails ah oo qeybaha sare ee jirkiisa kasoo gaaray ayuu u geeriyooday Andrew Felix Kaweesi.

Ciidamada booliska ayaa wada baaritaan lagu ogaanayo cida ka danbeyso dilka afhayeenka booliska, waxaana si weyn uga hadlaya warbaahinta dalka Uganda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *