agaasimaha la dagaalanka burcad badeeda ee puntland
|Agaasimaha la dagaalanka burcad badeeda Puntland Mudane cabdirisaaq Maxamed Dirir (DUCAYSANE) ayaa waraysi siiyey golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed,waraysigaasi oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka caalamka ku haysta dhinyada somaliyeed ee loo qabqabtay burcad badeednimada,sidoo kale wuxuu aad uGu dheeraaday kaluunka sida sharci darada ah looga gurto badaha somaliya.