Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Akhriso Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland.

IMG_8015 (1)Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04  January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Dawladda Puntland.

 

Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu arkay:                      Datuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:                Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

 

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire[Dool] loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.
  1. Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
  1. Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Xeerkani wuuxuu dhaqan gelayaa markuu  Madaxwaynuhu saxiixo wuuna saxiixay.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *