Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Akhriso Shirkii Golaha wasiiradda Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan go’aamana laga soo saaray

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay arimaha, Amniga Dalka, Habka Hubinta Badeecadaha, Ilaalinta Gaadiidka Dawladda gaar ahaan Gaadiidka G D ah.

3938

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *