Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Axmed Barre oo ku guuleystay doorashadii duqa caasimada Garowe

29 Aug 2018 (Puntlandes) Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa ku guuleystay doorashadii duqa caasimada Garowe.

FB_IMG_1535527616226

Axmed Barre ayaa ku guulaystay 18 cod, waxaana uu helay musgarixii la tartamayay Axmed Abshir Jaamac (Bakuuke)  9 cod oo kaliya, iyadoo ay doorashadu ku dhacday cod qaarsoodi.

Sidoo kale ku xigeenka duqa caasimada  Garowe waxaa ku guuleystay Maxamed Cali Xamari oo helay 17 cod, halka masharaxii la tartamayay oo ahaa Cismaan Maxamuud Siciid uu helay 10 cod.

Puntlandes.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *