Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Axmed Shide oo jago muhiim ah loo magacaabay gudoomiya xisbiga ee ka taliya dowlad deegaanka somalida itoobiya

12 Aug 2018 (Puntlandes) Wasiirka Isgaarsiinta ee dalka Ethiopia Axmed Shide ayaa dawlada Dr Abey waxay u dhiibtay xil culus, kaas oo ah gudoomiyaha Xisbiga Shacabka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

45a5

Axmed Shide ayaa waxaa lagu bedelay Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar. iyadoo ku amartay in golaha dhexe ee Xisbigu ay u doortaan xilkaas öagumana dooran shirka guud ee Xisbiga.

Golaha Dhexe ee Xisbiga ayaa dhamaantood waxa labo cisho ka hor loogu yeeray magaalada Addis abeba, iyagoo halkaas maanta ku doortay Axmed Shide.

Dhanka kale xubno katirsanaa Xisbiga ayaa xilalkoodii waayay, halka lagu kordhiyey ama lagu biir iyey xubno cusub oo ay wadato dawladda Itoobiya.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *