Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Baarlamaanka k/G oo mooshin ka keenay M/shariif Xasan

barlaman ko galbaarlamaanka k/G oo dhisan mudo ka yar bil ayaa durbadiiba waxaa soo if baxaya kalsooni darada ka dhex aloosan baarlamaanka iyo madaxweyne shariif.kaa soo ay ku ee daynayaan xil gudasho la’aan,awoodii oo uu isku koobay,mushaharla’aan amni xumo iyo  wax qorsha ah oo aaney dowladiisu u samayn intii ay xika haysey, aaneyna ku sii tala gelin wax qorsha ah oo ay u diyaarisay  ka dib marka la dhiso baarlamaanka

Xubno ka tirsan baarlamaanka oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay iney diyaarinayaan mooshin ka dhan ah madaxweyne Shariif Xasan kuwaa soo ku ee deeyey arimaha aan kor ku soo xusnay iyo in xildhibaanada qaar weli hudheelo degan yihiin dhaqaale ay iskaga bixiyaana aane dowladdu u diyaarin ,

Mudadii uu Shaiif ku madaxweynaha ka ahaa K/G  ma magacaabin Madaxweyne ku xigeen ,baarlamaankana haddaa la dhisay,awooda keligii ayuun baana ku tagri falayey,balse waxaad moodaa inuu raran kulul cagta saaray hadda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *