Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baarlamaanka puntland oo su’aalo weydiiyey wasaarada amniga iyo wadashaqaynta dhexdooda ah

Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland ayaa su'aalo la xiriira Amniga Puntland iyo wadashaqaynta uu la leeyahay guddiga Amniga ee gollaha waydiiyay Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Monday, June 24, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *