Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baarlamanka Cusub ee K/Galbeed, Beelaha ay kasoo jeeda iyo Safiir Caan ah oo kamid Noqday

Waxaa maanta la shaaciyey  Liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlmaanka Labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Kadib markii markii uu dhamaaday Wakhtigii la doortay Xildhibaanadii Hore ee Koonfur Galbeed.

Baarlamaanka Cusub ee Koonfur Galbeed  ee maanta lagu shaaciyey magaalada Baydhabo,  ayaa  ka kooban 95-Xildhibaan, waxaana Xildhibaanada Cusub ka mid ah Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday iyo Xildhibaano kale oo cusub.

Xildhibaannada cusub waxaa ku jira Amb. Cali Saciid Faqi oo ahaa Safiirkii Soomaaliya ee Midowga Yurub, Waxaana la sheegayaa inuu doonayo inuu Qabto xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *