Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

banaanbaxyo ka dhacay magaalooyinka xingalool, ceel buh, iyo damala xagare oo lagu taageeraayo ciidamadii somaliland ka goostay

ceelbuh:-

Banaan-bax lagu taageerayo go'aankii ay isku casileen Taliyayaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta ayaa maanta ka dhacay Degmooyinka Ceelbuh ee Gobolka Sanaagsidoo kale Banaan-baxyo kale ayaa ka dhacay magaalooyinka Xingalool, Damalla-xagare iyo Carmale ee Gobolka Sanaag.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Tuesday, May 28, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *