Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Banaanbaxyo taageero oo ka dhacay magaalooyinka puntland

banaanbaxDhamaanba magaalooyinka waaweyn ee dowlad goboleedka puntland waxaa isqabsaday banaanbaxyo lagu taageeraayo madaxweynaha puntland Dr Cabdiweli go’ aankii uu ku diidey qaab dhismeedka labada aqal ee baarlamaanka soomaliya uu noqonaayo sanadka 2016ka ee ay soo bandhigtay dowladda federalkaayi,,

Banaanbaxyadaasi oo ay dad fara badan isugu yimaadeen ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiinta dowlada puntland,sida Madaxweyne ku xigeenka  baarlamaanka wasiirada isimo iyo wax garad kaleba .

Diidmada ka sokow waxaa baanbaxyadaasi lagu taageeraaayey madaxweyne  Cabdiweli Maxamed Ali gaas   oo go sheegay inaan somaliyi qaab qabiil melena ku gaareynin.

Madaxweynaha puntland isla saaka intii banaanbaxyadu socdeen wuxuu ka degey magaalada Bosaaso  halkaasi oo si heer sare ah lagu soo dhoweeyey.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *