Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Bar: bulshada/horumarka waxbasho ee saddaxda iskuul ee mataanaha ah ay ku soo kordhiyeen somalida degan dalka maraykanka

mimsWarbixin uu ka diyaariyey Maamulaha golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed Mr Maxamed Xasan(Dhegood).

Saddexda Iskuul ee mataanaha ah  1) Twin Cities International Elementary School,  2) Minnesota International Middle School, iyo dugsiga sare ee ku baraareen ubadka somaliyeed ee raba iney waxbarashadooda sii wataan ee

Ubah Medical Acadamy(high school)   .Saddexdan school  oo Somali isku raacsan tahay Inay yihiin iskuulo wax weyn ka taray dhinaca waxbarashada ,,dhaqanka, isku xirnaanta  dadka somaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota.Horseedna u ah in ubadka somaliyeed tiro aad ubadani hesho waxbarasho ilaa heer Jaamacadeed ah .

Waa Iskuulo ay aasaaskooda leeyihiin Dad somaliyeed Maamulaana dad somaliyeed oo Aqoon dheer u leh Xagga waxbarashada iyo maamulkaba

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *