bar/dood wadaag ee aqoonyahanada somaliyeed ay ku qabtaan golaha1960/prof axmed maxamud ismacil iyo dr.xuseen Axmed warsame
|Barnaamijka DOOD WADAAG oo ah barnaamij ay aqoonyahanada somaliyeed kaga hadlaan had iyo jeer arimaha dalka somaliya ka cusboonaada sida arimaha siyaasadda, dhaqaalaha,iyo arimaha horumarinta.
Barnaamijkan dood wadaagna waxaa ka qayb qaatay prof Axmed Maxamud Ismaaciil, iyo Dr :Xuseen Axmed Warsame
WERIYE DHEGOOD