Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Bar/kororso aqoontaada //Q,1aad// buugii uu qoray _yusuf hayd, ee ka bixiddii magaalada muqdisho

sawirka golahaBarnaamijka kororso aqoontaada oo todobaad kasta ka baxa Golaha 1960.Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan qaybtiisa 1aad waxay ku saabsan tahay.Taariikhdii nololeedkii  Maxamed Siyaad Barre.Qaybta 2aad ee buuguna waxay ku saabsanaan doontaa ka bixiddii magaalada muqdisho dagaalkii sokeeye.

Barnaamijkana had iyo goor waxaa inoo diyaariya inoona soo gubiya    AQOON YAHAN   YALAX.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *