Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Bar//kororso aqoontaada///muhiimada uu leeyahay hadalka la jeedinayaa inuu qoraal yahay–aqoonyahan anwar maxamed diriye

Baanwar3rnaamijka kororso aqoontaada oo uu marti i noogu ahaa Aqoonyahan Anwer Maxamed Diriye Golaha 1960.

Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan oo uu Aqoonyahanku kaga hadlaayo ,MUHIIMADDA UU LEEYAHAY IN LA QORO HADALKA LA JEEDINAAYO.,Barnaamijkani wuxuu si balaaran ugu soo bandhigayaa Aqoonyahanku inaanu lumin ;MACNAHA IYO DULUCDA UU XAMBAARSAN  YAHAY  HADALKA  LA  JEEDINAYAA ..Oo qofka hadlayaa uu dadka uu la hadlayo si fiican u gaarsiin karo ujeedada uu ka leeyahay hadalka uu u gudbinayo dadka dhegeysanaya

Waxaa soo gubinaya barnaamijka   Aqoonyahan  YALAX.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *