Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barlamaanka somaliya ayaa heshiis ka gaadhey qaabka maamul u samaynta gobolada hiiraan iyo sh/hoose

fadhigii  Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa dib la isugu soo laabtay mooshinkii dhowaan la horkenay baarlamanka ee ku saabsanaa Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe.

Fashigaas oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawari ayaa ahaa mid degan

Waxaase cad in baarlamaan somaalida marka arin la dhex keeno ay markaba qabyaaladda dhinaceeda ka eegaaaan .gudoonka laf ahaan tiisu wuxuu eegaa meesha uu ka soo jeedo iyo cida wadata .haddii ay madaxtooyadu ku lug leedahay ama ay dani kaga xiran tahay sida uu ay madaxtooyadau rabto ayuu howshaasi ku dhameeyaa ,marna kama eego danta ummadda somaliyeed ,wanaaga ,iyo xumaanta ugu iman karta ummmada somaliyeed

 

Gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari oo ku dhawaqay go’aanka xildhibaanada Baarlamanka ayaa sheegay in loo baahan yahay xukuumaddu in ay qaadato waqtiga baarlamanku u qabteen inta lagu guda jiro islamarkaana ku xareeyaan ergooyinka maamulka labada gobol soo dhisilahaa.

Xukuumadda Raiisul wasaare Sharmaarke ayaa hore u shaacisay in ay dooneyso maamulka Hiiraan iyo Shabelahada dhexe in uu dhismihiisa soo gabagaboobo inta aaney dhicin Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

 

.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *