Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamij gaara/ faysal cabdi rooble :madaxbaanida,dowladnimada iyo boobka dekedaha somaliya ee itoobiya iyo dp world

Waa barnaamij gaara oo taariikhda Somalida meel ka geli doona:  Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa barnaamijkan ku sharaxaya Taariikhda halgankii ee ay somalidu u soo martay xoriyada iyo dowladnimada .Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Rooble  Wuxuu aad uga sheekeeyey damaca ilaa wakhtiga dheera ee ay Itoobiya ku dooneysey iney Badda Somaliya mar uun ay gacanta ku dhigto taasoo ay hadda u fududeeyeen Maamulka S/land iyo D P World oo dekedaha somaliya boob ba’an ku haysa .Waa barnaamij warbixin badan xambaarsan

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *