barnaamijka falanqaynta siyaasadda//amison iyo howlaha ay ka hayaan somaliya–aqoonyahan mareero
|Barnaamijkan oo Aqoonyahan MAREERO , kaga faalooto arimaha siyaasadda iyo danaha dalalka shisheeye ka leeyihiin dalka somaliya ,kuwa ciidamadu ka joogaan iyo kuwa dhaqaalaha bixiyaba.
Barnaamijkana waxay ku eegeysaa Maxay tahay AMISON Waa maxayse howlaha ay AMISON ka hayso dalka somaliya.
Mareero show