barnaamijka kororso aqoontaada //madaxweyne xasan shiikh qoraal dheer uu kaga hadlay waxqabadkiisii
|Barnaamijka kororso aqoontaada ,waa barnaamij kabaxa Golaha 1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed .
Barnaamijkanina waxa uu ku saabsan yahay ,,,,Madaxweynahe Xasan Sheekh oo qoraal dheer ka qoray wax qabadkiisa intii uu madaxweynaha ahaa…..barnaamijka kororso aqoontaada waxaa idiin soo diyaariya AQOONYAHAN <<<<<YALAX