barnaamijka kororso aqoontaada/madaxweyne xasan shiikh maxay ka qoreen aqoonyahanada somaliyeed intii uu xukunka hayey
|Barnaamijka koroso aqoontaada oo habeed kasta oo salaasa ah ka baxa Golaha 1960 .Golaha codka shacabka somaliyeed.Had iyo jeer barnaamijkan waxaanu ku soo qaadanaa mowduucyada aanu isleenahay ummadda somaliyeed waxaaney ogeyn ayey ka faaiidayaan.
Barnaamijkanina waxa uu ku saabsan yahay laba qoraal oo ay ka kala qreen qoraaga caanka ah ,NUURADIIN FARAX ,iyo Aqoonyahan XIRSI ASHKIR…
Barnaamijkan had iyo jeer waxaa inoo soo gubiya AQOONYAHAN ; YALAX