Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamijka kororso aqoontaada//waraysi,Q1aad//garyaqaan cabdiwaaxid qalinle oo waraysi siiyey ku saabsan dastuurka somaliya golaha 1960.

sawirka golahaBarnaamijka kororso aqoontaada oo ka baxa Golaha 1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan oo aanu had iyo jeer ku soo qaadano qoraalada iyo fikradaha aanu is leenahay waa ay ka faaiidaysan karaan ummadda somaliyeed.

Barnaamijkana waxaanu ku waraysanay  Garyaqaan Cabdi waaxid  Qalinle.Waraysigan oo ku saabsan guud ahaan dastuurka somaliya ee maanta iyo gaar ahaan qodobada ka hadlaaya garsoorka.Maadaama uu Garyaqaanku ahaa la taliyaha madaxweynaha dhinaca sharciga.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *