Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

boqor burhaan oo ka furay kulan lagu heshiisiinaayo laba beelood magaalada qardho

22 July 2018 (Puntlandes) Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa saakay ka furmay Shirweyne dib u heshiisiin oo lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay diriri ku dhex maraysay degaano ka tirsan gobolka Karkaar.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa dhigay Gogosha nabadeynta beelahan walaalaha ah waxaana ka qeyb galaya wufuud kala duwan kuwaas oo kamid ah Isimo,madax dhaqameed, masuuliyiin heer dowladeed iyo wufuud kale oo kamid ah  beelaha la heshiisiinayo.

Daawo sawirrada

44c3a1

44c3a2

44c3a9

44c3a4

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *