Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cali khaliif oo ka mid noqday lataliyayaasha muse bixii kana qayb galay shirkiisii ugu horeyey

(Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa waxa uu xalay oo ay bishu ahayd 16 May 2018 iskugu yeeray shirweyne ka kooban Madaxda maanta ee S omaliland iyo kuwii hore ee ay isku jaalka yihiin.

Shirkan ayaa waxaa looga arinsanayey duulanka qaawan ee Muuse Biixi kusoo qaaday dhulka iyo dadka Puntland, iyadoo ujeedadu ahayd in la dardar geliyo weerarka ay ku hayaan Puntland.

Waxaa nasiib daro ahayd meeshaas loogu tashanayey dadka iyo dhulka Puntland inuu dhex fadhiyey Cali Khaliif Galayr oo kasoo jeeda Puntland, isagoo ays an Somaliland ka qarsanayn sirta ay dadkiisa ku xasuuqayaan maadama ay meel ku ogaadeen.

 

Daawo wajixume Galayr oo dhex fadhiya shirkii lagu go’aamiyey in la labo jibaaro duulaanka lagu hayo Puntland.
1

1a

1a1

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *