Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

CIID WANAAGSAN

ciidaDhamaan maamulka iyo odayaasha  golaha1960  waxay Hambalyo iyo salaam ku saabsan CIIDA u gudbinayaan dhamaan dadweynaha somaliyeed ee xubnaha ka ah golaha1960 iyo dhamaan ummadda somaliyeed meel kasta oo ay aduunyada kaga nool yihiin.Mar labaad waxaanu idin leenahay ciid mubaarak

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *