Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/barnaamijka falanqaynta siyaasada ee golaha1960/labada musharax madaxweyne cali x warsame iyo c/raxman c/shakuur

sawirka golahaDoodatan ay ka qayb qaateen aqoonyahana ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya .Iyadoo doodatan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .MUSHARAX MADAXWEYNE  CALI XAAJI WARSAME  IYO MUSHARAX MADAXWEYNE  C/RAXMAN C/SHAKUUR.

Weriye Dhegood

puntlandes.com,Saadaalnews.net,Arrimaha.com iyo golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *