cod/barnaamijka falanqaynta siyaasadda ee golaha1960 ayaa lagaga dooday labada musharax madaxweyne ee Salaad cali jeele iyo madaxweyne shariif sheikh adan
|Doodatan oo ay ka qaybqaateen aqoonyahana ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya .Iyadoo doodatan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .Musharax Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Shariif Sheekh Adan iyo Musharax Salaad Cali Jeele
Weriye Dhegood
golaha1960 ,Saadaalnew.net ,Puntlandes.com