Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dadka alaabada la wareega suuqyada oo p/l laga mamnuucay

Wasiirka wasaaradda Amniga dowladda Puntland ayaa shaaciyay in wixii maanta ka bilowday aysan deegaanada Puntland ka howlgali karin ganacsatada looyaqaan bedel bedelka ee magaalooyinka ka wareejiya Gaariyoolada lagu soo raro maacuunta.

Amarkan oo dhowaan soo baxay ayaa waxa uu wasiirku sheegay in aan la hirgelinin weli balse ma aanu sheegin sababta loo hirgelinwaayay, isagoo xusay in ay dhamaan gaarsiiyeen laamaha amaanka iyo wasaaradda arimaha gudaha.

Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in dadkaas looyaqaan bedelka oo dhamaantood ka soo jeeda Itoobiya ay maanta wixii ka dambeeyay lagu arki karin deegaanada Puntland.

Mar la weydiiyay Waxa keenay in laba wasaaradood ay go’aankan ka soo saaraan dadkaas wareejiya ganacsiga yar ee Bedel bedelka ayaa waxa uu sheegay in qaarkood dadkaas lagu qabtay hub islamarkaana ay xabsiyada ku jiraan sidaasi awgeedna ay u qaateen talaabadan.

Fasirka guud ee laga bixin karo dadkan ganacsigooda la mamnuucay ayaa noqonaya in rag oroma ahi gaariga yar ee gacanta ku kaxeeyaan Maacuun kuwaas oo ay dadka xaafadaha magaalooyinka Puntland kaga bedelaan dhar la sheego in dib loogu soo dayactirayo sharikado ku

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *