Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dagaalkii Safaaradda Soomaaliya ee Suudan ka dhacay iyo DFS oo War kasoo saartay !

Xarunta Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan waxaa ku dhex dagaalamay safiirka Soomaaliya ee Suudaann Maxamed Isaaq Ibraahim iyo la-taliyaha koowaad ee safaaradda Cismaan Axmed Maxamed .

Labadab Diblumaasi ayaa la sheegay in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay, khilaafka ayaana la sheegay in markii dambe sababay in gacmaha iskula tagaan Safiirka iyo kuxigeenkiisa.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu faray labada diblumaasi inay yimaadaan magaalada Muqdisho, waxaana qoraalka lagu sheegay in arimo aan fiicneyn ka dhaceen xarunta safaarada Soomaaliya ee dalka Suudaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *