Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dalalka sucuudiga iyo imaaraadka carabta oo diyaarinaya ciidamo somali ah oo ay u diraan dagaalka ka socda dalka siiriya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay dawladdaha Sucuudiga iyo Imaaraatka Carabtu doonayaan in ay Soomaaliya ka qaadaan ciidamo ay geyaan gudaha dalka Suuriya, kuwaas oo ay hadda tababaro kusiiso dowladda Imaaraadkuciid jabuuti2 gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana Waqooyiga & Koonfurta meelo kamid ah.

Wararka ayaa sheegaya in ay dawladda Imaaraatku ay doonayso in ay ciidamadan Soomaalida ah noqdaan kuwa ay geyn doonto dalka Siiriya, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Gaashaandhiga ee dalkaas.

Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya ayaa dhawaanahan galangal Siyaasadeed oo xoog leh ku lahaa gudaha Soomaaliya, waxa ayna taageeraan tababarada ciidamo Soomaali ah oo loogu sameeyo deegaanada Soomaaliya meelo badan oo kamid ah, gaar ahaana Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Muqdisho.

Lama garanayo Ujeedaddan, balse horey ayaa loo xaqiijiyey in ciidamo u dhashay Soomaaliya ay ka dagaalamayaan gudaha dalka Yemen, kuwaas oo ku jooga magaca ciidamada

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *