Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa goordhow soo saartay natiijada dacwadii xisbiga Himilo Qaran ay ka gudbiyeen hay’adda duulista rayidka Soomaaliya.

Dawladda Soomaaliya oo sharciga baal martay ayaa lagu xukumay Ganaax lacageed inay bixiyaan

Natiijada ayaa ka koobneed laba qodob oo kala ah:-

1 – In ay qalad aheyd go’aanka lagu hor istaagay safarka madaxdii hore ee Soomaaliya loona baahan yahay in ay si deg deg ah raali gelin uga bixiso hay’adda duulista.

2 – Iyo in hay’adda ay bixiso qarashkii ay galeen mas’uuliyiinta safarka u socday, kaas oo ka yimid hoteelo la kireeyay, gaadiid iyo duulimaadka oo qarash ku baxay islamarkaana iyagoo aan safrin ay waajib ku noqotay in laga qaado.

Lacagta loo xukmiyey xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay ku dhowaad 35,000 oo dollar.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *