Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Deg deg: Maxkamadda Garoowe oo dil Toogasho ku Xukuntay Rag Kufsi kagaystay Gaalkacyo

Maxkamadda Darajada Koowaad ee gobalka Nugaal ayaa dil toogasha ah ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay iney kufsi wadareed ka gaysteen  magaalada Gaalkacyo (22 Febraayo).

Xukunkan ayaa yimid Iyadoo dhowaan sidoo kale uu magaalada Gaalkacyo ka dhacay Kufsi iyo Dil loo gaystay Gabadh Dhalinyaro ahayd, oo lagu magacaabo Caasha Ilyaas, Lamana Oga waxa uu noqon doono Xukunka Ragga Falkaasi loo qabtay.

Hoos ka Akhriso Xukunka  iyo magacyada eedaysaneyaasha, Inkastoo aan lagu Cadayn warqada gabadhii ay dhibka u gaysteen, Waxaana dad badan welwel ka qabaan fulinta xukunka, Iyadoo hadii dhagarqabeyaasha Sharciga la horgayn lahaa ay dhibaatadu yaraan lahayd.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *