Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

DHAGEYSO: Ilhan Cumar oo Soo Bandhigtay Sirta ka dambeysa Khilaafka kala dhaxeeya Trump

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo ka mid noqotay  Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa Faahfaahin ka bixisay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Trump oo xoogeystay maalmihii ugu dambeeyay

Waxa ay sheegtay in khilaafkaan  uu soo socday in muddo ahba, islamarkaana Trump uu  kasoo horjeedo dadka Muslimiinta ah iyo sidoo kale Qaxootiga oo xuquuq badan ku leh dalka Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo u warramaysay BBC Somali ayaa waxa ay sheegtay in khilaafka kala dhaxeeya Trump uu salka ku hayo khilaafka Trump kala dhaxeeya Muslimiiinta, dadka soo galootiga ah, haweenka iyo dadka madowga ah.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *