Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dhegeyso: Dr. Cabdidaahir M. Yuusuf Yeey oo waraysi siiyey Golaha-1960


Siyaasiga ruugcaddaaga ah Cabdidaahir M. Yuusuf Yeey ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Golaha Shacabka Soomaaliya ee Golaha-1960. Siyaasigan oo hore u ahaa musharrax ka qayb galay doorashooyinkii maammul goboleeka Puntland doorashadii u dambeysey, ayaa ku dheeraaday guud ahaan siyaasadaha fadaraalka, dawlad goboleedyada iyo arrima kale oo fara badan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *